Maamul Goboleedyadda oo Dowladda Ku Eedeeyay Faragalinta Doorashadda KGS

0

Golaha Iskaashiga Dowladd Goboleedyadda dalka ka jira ayaa ku eedeeyay Dowladda Dhexe ee Soomaaliya in ay faragalin ku hayso Doorashadda Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, waxayna dhanka kale soo dhaweeyeen Iscasiladii Guddigii Doorashadda Maamulka.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here