Safiyo Abdirahman Faatah oo Caawa Lagu Dilay  Magaaladda Muqdisho!

0

1-ruux ayaa ku geeriyooday rasaas uu caawa furay askari ka tirsan Ciidamadda Booliska Dowladda Soomaaliya Laamiga Ceel Qalow Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir.

Rasaasta uu furay askariga waxaa ku geeriyootay Ala Ha u Naxariistee Gabar magaceeda lagu sheegay Safiyo Abdirahman Faatah oo kamid aheyd Ardeyda wax ku baratay dalka,islamarkaana Macalimad aheyd.

Ala Ha u Naxariistee Safiyo ayaa saarneed Mooto Bajaaj,waxaana la socday qaar kamid

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Gabdha la dilay si bareer ah loo toogtay

Dhanka kale waxaa goobta ka baxsaday askarigii dilka geystay,waxaana goobta laga qaaday meydka Savana Gabadha Magaceeda lagu sheegay.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here