Luka Modric :- Waqti Wanaagsan ayaa Shaqada laga Ceyriyay Macalin Rafa Benitez’

0

Xidiga qadka dhexe ee kooxda Real Madrid Luka Modric ayaa Tilmaamay in waqti wanaagsan shaqada kooxda Real Madrid laga ceyriyay macalin Rafa Benitez’ kadib guushii ay ka gaareen kooxda Deportivo La Coruna.

3-gool uu dhaliyay Gareth Bale iy Labo gool uu dhaliyay Karim Benzema, ayay kaga dhignaatay in kulankiisa ugu horeeyay uu guuleysto macalinka reer France ee Zinedine Zidane, kasoo shaqada kooxda Real Madrid ka badalay Benitez isniintii aynu soo dhaafnay,

Xidiga heerka caalami ee xulka dalka Crotia Luka Modric oo warbaahinta hadal kooban siiyay kadib ciyarta ayaa sheegay n in waqti wanaagsna shaqada laga ceyriyay macalin Rafa Benitez’s oo 7-bilood hogaaminaayay kooxda Real Madrid,

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here