Sarkaal Ka Tirsan Xarakadda Shabaab oo Lagu Qabtay Magaaladda Muqdisho

0

Ciidamadda Nabadd Sugidda Iyo Sirdoonka qaranka Soomaaliyeed ayaa gacanta ku dhigay Sarkaal ka tirsan Xarakadda Al-shabaab kadib howlgal ay ka sameeyeen Ex-kontorool Afgooye.

Barta Twitterka Hay’adda ayaa lagu sheegay In howlgalka lagu qabtay Sarkaal ka Tirsan Shabaab,islamarkaana qaabilsanaa dhanka Qaraxyadda khabiirna ku ahaa.

“Ciidanka Amniga, ayaa maanta oo ku beegan 23-ka Octoobar, kasoo qabtay X-koontarool xubin ee AS ah oo khabiir  ku ah qaraxyada. Holwgalkaan wuxuu qeyb ka yahay dadaalada lagu sugayo amniga. Aan si wadajir ah uga hortagno qarax maleegayaasha.#NISA

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here