Raisulwasaaraha Soomaliya oo Heshiis dhaxdhigay Madaxweynayaasha koonfur Galbeed iyo Juba-land,

0

Raisulwasaaraha Soomaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali sharmarke ayaa la sheegay in uu ku guuleystay in   heshiis  uu dhaxdhigo Madaxweynayaasha Maamulada Juba-land iyo Koonfur Galbeed soomaliya uu qilaaf soo kala dhaxgalay,

Mudane Cumar C/rashiid ayaa Labo Mas’uul kulan kula qaatay Garoonka diyaaradaha Magaalada Muqdisho ee aadan  cadde waxaana la sheegay in ugu dambeyn uu raisulwasaaraha soomaliya uu ku guuleystay in Labada Mas’uul uu heshiisiiyo,

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed soomaliya Mudane Shariif xasan sheikh aadan ayaa aad kaga xumaaday hadal kasoo yeeray Madaxweynaha Maamulka Juba-land axmed Maxamed islaam axmed Madoobe oo ku aadanaa in Maamulka Juba-land uu teegeersan yahay Maamulka Bakool sare oo dhawaan loogu dhawaaqay degmada CeelBarde.

Halkaan hoose ka dhageyso codka shariif xasan

Halkaan hoose ka dhageyso codka axmed Madoobe

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here