Akhriso:-Daacish oo Sheegatay Dilal Ka Dhacay Magaaladda Boosaaso

0

Ururka Daacish ayaa sheegtay Ma’uuliyadda  Dil magaaladda Boosaaso ee Gobolka bari loogu geystay dad kasoo jeeda Qowmiyadda Oromadda Ethopia.

Qoraal kasoo baxay Daacish oo lagu baahiyay warbaahintooda Amaq ayaa lagu sheegay in dagaalyahano ka tirsan Kooxda ay fuliyeen dilalka afarta Ethopia ahaa.

Sidoo kale qoraalka ayaa lagu sheegay in dadkaasi Itoobiyaanka ah ay ka mid ahaayeen kuwa Tahriibka u tagay Magaaladda Boosaaso.

Ma jiro wax war ah oo ilaa haatan kasoo baxay Hay’adaha amaanka Maamulka puntland oo loogu hadlaayo dilalkii ka dhacay magaaladda boosaaso.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here