Macalinka kooxda Chelsea Guus Hiddink ayaa ku dhawaaqay hadal ay layaabtay saxaafada kadib markii uu sheegay in uu aad u jecel yahay in uu arko qaar kamid ah ciyaartoodiisa oo dagaal sameeynaysa,
Guus Hiddink Macalin kmg-ga ee kooxda Chelsea ayaa Tilmaamay in mararka qaar loo baahan yahay in ciyaartooda ay dagaalamaan taasina ay keeni karto in dhaqdhaqaaq ay sameeyeen ciyaartooda marka ay dagaalamaan.
Guus Hiddink ayaa sheegay in uu ogyahay in uu dagaal dhaxmaray qaar kamid ciyaartoodiisa sida Oscar iyo Diego Costa. Laakin uu u jeclaan lahaa in ay sii dagaalamaan qaar kale,

