Gudoomiye, Khere Xukuumadiisa Ku Sheegay Musuq-maasuq oo La Xiray

0

Guddoomiyihii degmada Xamar Weyne ee Gobolka Banaadir Cumar Shariif Maye (Cumar Jeeg), ayaa shaqa joojin lagu Sameeyay maanta.

Wareegto kasoo baxday Ku-simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Xuseen ayaa lagu sheegay in Cumar Shariif Jeeg uu si bareer ah uga been sheegay Ciidamada Booliska, kuna tilmaamay in amniga dalka lagu aamini karin, ayna keenaan qaraxyada.

Sidoo kale waxaa la sheegay in Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre uu ku tilmaamay in ay tahay Xukuumadda ugu musuq maasuqa badan, halka Maamulka Gobolka Banaadir uu yahay meel uu ka jiro musuq maasuq.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here