Qarax Ismiidaamin ahaa ayaa goordhaweyd ka dhacay magaaladda muqdisho ee caasimada Soomaaliya.
Jugta qaraxa ayaa laga maqlay meelo badan.
Warar horudhac ah ayaa sheegaya in qaraxa uu ka dhacay gudaha xarunta degmada Howlwadaag ee Gobolka Banaadir.
Gaariga ayaa la sheegay in uu ka gudbay Albaabka oo gydaha u galay xarunta

