Akhriso:-Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaliya oo Magacaabis Sameeyay

0

Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Shiikh aadan ayaa lagu magacaabay Gudoomiyaha Cusub ee Maxkamdda Gobolka Shabeelaha Hoose.

Xilka Gudoomiyaha Cusub ee Maxkamdda Gobolka Shabeelaha Hoose,waxaa loo magacaabay Saciid Xasan Zubeyr.

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here