Ciidamo ka Tirsan kuwa Booliska Maamulka Puntland oo Tababar Loogu Soo Xirayo Xirada Carmo

0

Ciidamada ka Tirsan kuwa Booliska Maamulka Puntland ayaa Maanta Tababar loogu soo xirayaa Kulliyadda Tababarka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee Carmo.

Xiritaanka Tababarka ciidamada Booliska Maamulka Puntland loo sameenayo waxaa ka qeyb Gali doona Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaliyeed Maxamed sheikh xasan Xaamud  oo ku sugan qeybo kamid ah deeganada Maamulka Puntland  iyo saraaiil ka Tirsan ciidamada Booliska Maamulka Puntland

Dhanka kale waxaa la sheegay in marka tababarka loosoo xiro Ciidanka Booliska ay dib uga hawl gali doonaan Gobolada ay ka yimaadeen  Sida ay  xaqiijiyeen saraakiil ka Tirsan ciidamada Booliska maamulka Puntland

Arrintan ayaa kuso beegmaysa xilli Dawladda Maraykanka ay ciidanka Booliska Maamulka Puntland ugu deeqday lacag dhan Hal Milyan oo doolar($1,000,000).

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here