Ehelada Haweeney Lagu Dilay Kismaayo oo Soo Dhaweyey Xukun Lagu Riday Gacan Ku Dhiiglaha!

0

Maxkamadda Ciidamadda Qalabka sida ee Dowladd Goboleedka Jubbaland ayaa shalay xukun ku riday Askari ka tirsan Ciidamadda Jubbaland.

Cabdullaahi Asad wuxuu katirsanaa Ciidamadda Darawiishta gaar ahaan Xafiiska bixinta Mushaaraadka, wuxuuna bishii April dilay xaaskiisa oo uur laheyd sida maxkamadda laga cadeeyay.

Eheladda Haweeneyda la dilay ayaa soo dhaweeyay go’aanka Maxkamadda Ciidamadda Qalabka sida ee Dowladd Goboleedka Jubbaland.

Suldan Xuseen Naleeye oo ah adeerka Gabadha la dilay oo la hadalay idaacadda Simba ee Magaaladda Muqdisho ayaa ka warbixiyey qaabka uu u dhacay dilka gadadha iyo sida ay u arkaan xukunka Maxkamadda.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here