Qarax Gaari oo Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

0

Qarax gaari lagu dhajiyay ayaa ka dhacay Degmadda Boondheere ee Gobolka banaadir.

Inta la xaqiijiyay waxaa qaraxa ku dhintay 1-qof oo rayid ahaa.

Qaraxa ayaa waxaa gaarigiisa loogu xirey Sarkaal ka tirsan Nabadd Sugidda Soomaaliya kaasi oo la sheegay in uu ka badbaaday isku dayga la doonayay in lagu khaarijiyo.

Ma jirto cid ilaa haatan sheegatay Mas’uuliyada qaraxa.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here