Akhriso:-Dowladda Soomaaliya oo Lagu Eedeeyay In ay Faragalin Ku Hayso Galmudug

0

War-saxaafadeed kasoo baxay madaxa Xukuumada Galmudug, Shiikh Maxamed Shaakir Cali (Xasan), ayaa lagu sheegay in Dowladda Dhexe ee Soomaaliya ay Faragalin ku hayso Arrimaha Galmudug.

Madaxa Xukuumadda Galmudug ayaa ugu baaqay madaxweyne ku xigeenka Galmudug iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka oo kasoo hor jeystay madaxda kale ee Galmudug in ay joojiyaan qaabka ay wax u wadaan.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here