Hay’adaha Amaanka oo Soo Bandhigay Labo Nin oo Lagu Khaarijiyay Bakaaraha+Sawirro

0

Hay’adaha amaanka Dowlada Soomaaliya ayaa soo bandhigay meydadka Labo ruux oo dhalinyaro ahaa oo maanta lagu toogtay gudaha Suuqa Bakaaraha ee magaaladda muqdisho.

Ciidamadda ayaa la sheegay in ay doonayeen in ay gacanta ku dhigaan ragga hubeysnaa, balse ragga ay bastoolado lasoo baxeyn taasina ay keentay lagu toogto isla goobta.

Wasiirka Amniga Qaranka ayaa sheegay in Ciidamada SAMA ee Amniga Caasimadda qeybta Suuqa Bakaaraha ay howlgal ku dileen rag ka tirsanaa Shabaab oo falal amnidaro gacanta kula jirey, wuxuuna aad ugu mahadceliyay Ciidanka howshaasi naf-hurnimada ah ee ay Qaranka u hayaan.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here