Shiikh Madoobe oo Ka Baxay Tartankii Doorashadda Gudoomiyaha Baarlamaanka

0

Gudoomiyihii Hore ee Baarlamaankii KMG ah ee dalka Shiikh aadan Maxamed Nuur(Aadan madoobe) ayaa goordhaweyd ku dhawaaqay in uu ka baxay tartankii doorashadda Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.

Waxa uu sheegay in uu rajeynayo in Xildhibaanadda ay doortaan Gudoomiye dalka wax u qabta.

Dhanka kale Guddiga doorashada ayaa waxa ay sheegeen in haddii tartanka uu isaga baxo qof ka mid ah Musharrixiinta dukumiintiyada doorashada dib loo daababacayo.

Sidaas darteed waxaa doorashadda ka qeyb galaya 10-musharax.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here