Howlgalo Baaritaano ah oo Saakay ka Socda Qeybo Kamid ah Xaafadaha Degmada Waabari ee Gobolka Banaadir

0

Howlgalo Baaritaano ah ayaa saakay  ka socda qeybo kamid xaafadaha degmada waabari ee Gobolka Banaadir

Dad ku sugan degmada waabari ayaa idaacada simba u sheegay in Howlgalka ay si wadajir ah u Fulinayaan ciidamada dowlada soomaliya iyo kuwa Ha’ada Nabad sugida iyo sirdoon qaranka ee dowlada soomaliya

Ciidamada ayaa Baaraya Guryaha ku Yaala degmada Waabari ee Gobolka Banaadir iyo Gadiidka dhaqdhaqaaqa degmada Waabari ayaa Hakad ku jira madaama howlgalka uu yahay mid xoogan

Wixii kusoo Kordha simbanews.com

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here