Howlgalo Baaritaano ah ayaa saakay ka socda qeybo kamid xaafadaha degmada waabari ee Gobolka Banaadir
Dad ku sugan degmada waabari ayaa idaacada simba u sheegay in Howlgalka ay si wadajir ah u Fulinayaan ciidamada dowlada soomaliya iyo kuwa Ha’ada Nabad sugida iyo sirdoon qaranka ee dowlada soomaliya
Ciidamada ayaa Baaraya Guryaha ku Yaala degmada Waabari ee Gobolka Banaadir iyo Gadiidka dhaqdhaqaaqa degmada Waabari ayaa Hakad ku jira madaama howlgalka uu yahay mid xoogan
Wixii kusoo Kordha simbanews.com

