Meydadka Ragii Weeraray Madaxtooyadda Soomaliya oo Lasoo Bandhigay+Sawirro

0

Laamaha amaanka Dowladda Soomaliya ayaa soo bandhigay meydadka Shan ruux oo ay sheegeen in ay ahaayeen Al-shabaab-kii caawa weerarka ku gali rabay Madaxtooyadda Soomaliya.

Ragga lasoo bandhigay ayaa ku labisnaa dareeska Ciidamadda Booliska Dowladda Federaalka Soomaliya, waxaana intooda badan laga toogtay qeybaha sare ee jirka.

Saraakiisha Dowladda waxa ay sheegeen in Ragaan ay saaranaayeen gaarigii ku qarxay agagaarka Taalada Dhagaxtuur oo ay saldhig ku leeyihiin Ciidamadda Nabad Sugida Soomaaliya.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here