Shirkadda Korontadda Beco oo Isbadel uu Ku Yimid Suuqii ay Ku Laheyd Muqdisho!!!

0

Dadka soomaaliyeed ayaa mudo dheer u hamuunqabay helida adeeg koronto oo hufan, muqdisho waxa ay kamid aheyd magaalooyinka u baahna ileyska koronto.

Sanadki 2012 wixi ka danbeeyay waxaa muqdisho ka aas aasmay shirkado koronto oo siyaabooyin kala duwan u shaqeynayay.

CULEYSKA KORONTO EE SUUQYADA MUQDISHO

Shirkadda korontada BECO waxa ay kamid aheyd shirkaddihii ka abuurmay muqdisho waxana suuqa ay soo gelisay adeeg koronto oo ay ku bilowday qiimo sare oo qofka korontada beco isticmaalaya uu ku qasbanaa in lacago badan uu baxsho.

Shirkadda Beco ayaa bahwadaagid iyo iibsi ku bilowday Mootoro koronto oo dadka muqdisho siin jiray ileys koronto oo qiimo jaban.

Shirkaddo kale oo koronto ayey beco adeega koronto ay bixinayaan marar badan inta caqabad hortaagan u aragtay dacwooyin ka gudbisay balse howlihii shirkadahaasi ma aysan hakan.

Caburinta Beco

Macaamiisha ku xiran Korontada BECO ayaa caqabado badan waxa ay kala kulmaan adeegyada koronto ay ka helaan shirkadda.

Shirkadda ayaan ku kalsooneen shacabka ay u adeegto iyadoona qofka bishii lacag yar hadii ay u soo saarto saacadda ay shirkadda ku qasbeyso in saacada qofkaasi aysan saxsaneen waxana arintaasi ay keentay in dad badan ay shirka habshaqeedkeeda ay ka xumaadaan.

HOOS U DHACA Shirkadda BECO

Shirkadda BECO ayaa bilihi ugu danbeeyay waxa ay culeyso badan ka soo wajahayeen shacabka ay u adeegto waxana dadka ay kalsooni soojiidasho ka heleen shirkada BECO shirkaddo tartan kula jiray.

Degmooyin badan oo ay korontada Beco ku jirtay ayaan hada xaalku sidaa aheen waxana marqura isbadel uu kuyimid adeegi Beco dadkaasi u heysay.

Dadka ayaa bilaabay in ay iska badalaan korontada BECO oo marki hore ay u arkayeen isticmaalkeeda qasab ku gadaaman.

DEGMOOYINKA BECO LAGAWAAYAY

Degmooyinka Hodon, Howlwadaag, Wartanabadda  waxa ay kamid yihiin degmooyinka ay ku siiyaraaneyso ileyska koronto ee BECO waxana dadka kunool degmooyinkaasi bilihi u danbeeyay u wareegeen isticmaalkooda shirkado kale oo karonto oo degmooyinkaasi ka aas aasmay.

AHMIYADA DADKA AYSAN U SIIN BECO

Shacab badan oo ku xirnaa BECO ayaan hada ahmiyad weyn siin isticmaalka koronto ee BECO waxana dadka tusaalaha ugu dhow ay u arkaan in qiimaha koronto ee BECO uu yahay mid aad u sareeya.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here