War DEG DEG:-Qarax Goordhaweyd Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

0

Qarax gaari lagu xirey  ayaa Goordhaweyd waxa uu ka dhacay magaaladda muqdisho e Caasimadda Soomaliya.

Sida ay inoo sheegeen dadka deegaanka Qaraxaan ayaa ka dhacay xarunta Villa Baydhabo oo ay dagan yihiin ciidanka Xoogga dalka Somaliyed.

Qaraxa ayaa ku xirnaa Gaari uu lahaa Sarkaal ka tirsan Ciidamadda Dowladda Soomaliya,wuxuuna ku dhex-qarxay gudaha xiradda.

Lama oga khasaaraha ka dhashay qaraxaasi gaari ee ka dhex dhacay Xarunta Villa Baydhabo.

Wixii kusoo kordha kala soco simbanews.com

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here