Madaxweynaha Maamulka Hir-shabeelle oo Ku Dhawaaqay Golihiisa Wasiiradda

0

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa goordhow ku dhawaaqay gole wasiir oo ka kooban 57 xubnood.

Golaha wasiiradda lagu dhawaaqay ayaa isugu jira qaar horey ugu tirsanaa Xukuumadii Cali Cabdulaahi Cosoble iyo kuwo cusub.

Golaha Wasiirada ayaa waxa ay ka kooban yhiin 20 wasiir 20 wasiir ku xigeen iyo 17 Wasiiru dowle.

La Soco Goordhow Liiska Magacyadda 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here