Labo Caruur ah ayaa ku Geeriyootay Baraag ku taala Tuulada Gowlaley oo ka tirsan Gobalka Shabeelaha Hoose kuwaasi oo sida la sheegay Biyo u soo doontay Baaraagta siday ay inoo Sheegeen Dadka Deegaanka.
Mid kamid ah dadkii u soo gurmaday Caruurta Baraagta ku dhacday ayaa Idaacada Simba ee Magaaladda Muqdisho u Sheegay Saacado ka dib ay Biyaha Dhex-dooda ka soo Sareen Meydadka Caruurtaan
Caruurtaan ayaa loo qaaday Qabuuro ku yaala Tuulada Gowlaley.

