Caruur Ku Geeriyootay Baraag Ku Taala Tuulada Gowlaley+Dhageyso

0

Labo Caruur ah ayaa ku Geeriyootay Baraag ku taala Tuulada Gowlaley oo ka tirsan Gobalka Shabeelaha Hoose kuwaasi oo sida la sheegay Biyo u soo doontay Baaraagta siday ay inoo Sheegeen Dadka Deegaanka.

Mid kamid ah dadkii u soo gurmaday Caruurta Baraagta ku dhacday ayaa Idaacada Simba ee Magaaladda Muqdisho u Sheegay Saacado ka dib ay Biyaha Dhex-dooda ka soo Sareen Meydadka Caruurtaan

Caruurtaan ayaa loo qaaday Qabuuro ku yaala Tuulada Gowlaley.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here