Wiil Soomaali ah oo Xalay Lagu Dilay Masar, iyo Soomali Loo Qabtay

0

Dilkan ayaa ka dhacay barxada suuq sayarad ee Xaafada Caashir ee magaalada Qaahira ee dalka Masar marxuumkan ayaa da,diisa lagu sheegay 16 sano jir waaxaana lagu magacaabi jiry Shaakir oo magaciisa lagu soo koobay

Xilliga dilka dhacayay ayaa la sheegay in marxuumka uu ka soo baxay maqaayd wuxuuna ku sii jeeday gurigiisa.

Ciidamada amniga Masar ayaa meydka marxuumka la wareegay waxayna sheegeen in aan la aasi doonin inta baaristu socoto.

Ciidamada dambi baarista oo goobta tagay dilka ka dib ayaa dad 50 ku dhow usoo xirxiray dhacdadan dilka ah iyo dadkii ladaganaa guriga marxuumka la dilay

Waxaana haatan ku socota dadka laqabtay baaritano laxiriira kulug laahnshiyaha dilkan iyo inay wax ka og yihiin.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here