War DEG DEG:-Qarax Goordhaweyd Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

0

Qarax Xoogan ayaa Goordhaweyd ka dhacay magaaladad Muqdisho ee Caasimadda Soomaliya.

Qaraxaan ayaa ka dhacay Meel u dhow Hotelka Naasa-hablood 2 ee Degmada Xamar-weyne.

Waxa la maqlayaa rasaas badan oo aan la ogeyn cida rideysa.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here