Muuse biixi ;-‘ Hadii aan Guuleysto DFS Goob Fagaare ayaa Kula Hadli Doona+Dhageyso

0

Musharaxa Xisbiga Kulmiye ugu tartami doono Madaxtinimada Jamhuuriyada Iskeed isku Magacowday ee Somaliland Muuse biixi ayaa Cadeeyay Mowqifkiisa ku aadan wada hadalada u dhaxeeya Soomaaliya iyo Somaliland.

Muuse biixi ayaa ku tilmaamay Wada-hadalada hada socda kuwa aan mira dhal aheyn waxbana aan ka qabsoomin, waxuuna beesha caalamka ugu baaqay iney ka shaqeeyaan sidii guul loogu gaari lahaa nabadeynta Somali-land iyo Somaliya.

“Hadii aan guuleysto Dowlada Federaalka Soomaaliya  waxa aan kula hadli doonaa goob fagaaro ah hayeeshee qaranimada Somaliland gor gortan Magali-doono”, ayuu yiri Musharax Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi.

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here