Xulka dalka Spain oo xaqiijiyay In maqnaan doono  David Silva kulanka Ukraine.

0

Xidiga heerka caalami ee xulka dalka Spain David Silva ayaa la xaqiijiyay in uu dhaawac soo Gaaray xili uu xulka dalka Spain ka adkaaday xulka dalka Luxembourg ciyaarayaha isreebreebka Uero 2016

Xiriirka dalka Spain ayaa xaqiijiyay in laacibka qadka dhdexe ee kooxda Manchester City uu seegi doono kulanka Isniin dhici doono uu xulka dalka Spain la yeelan doono xulka dalka Ukraine.

Silva ayaa dhawaan kasoo kacay dhaawac kasoo Gaaray dhanka Canqawga dhawacaan soo gaaray waxaa aad kaga xumaaday Maamulka kooxda Manchester City oo Todobaad kadib la ciyaari doonta kooxda isku Magaalada ay Yihiin ee Manchester United

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here