Taliyihii Hore ee Ciidamada Xooga dalka Soomaliyeed oo Beeniyay in ay Mushaar la’aan Haysato Ciidanka

0

Taliyihii Hore ee ciidamada Xooga dalka soomaliyeed daahir aadan cilmi indha qarshe oo la Hadlay warbaahinta ayaa beeniyay warar ku aadna in aysan ciidamada dowlada soomaliya  heli jirin mushaaraad

Isagoo ka Hadlaayay warbixin ay soo saareen  Gudiga cunaqabateynta hubka ee qaramada Midoobe  oo ku aadan in mushaar la’aanta hay’sato ciidamada dowlada soomaliya ay fursad u tahay ciidamada al-shabaab

Wakaalada wararka ee Reuters oo warbixintaan kasoo Xigatay Gudiga cunaqabateynta hubka saaran soomaliya ee qaramada Midoobe  ayaa sheegtay in mushaar la’aanta Haysata ciidamada dowlada soomaliya ay dhib u dhac ku keeni Karto Guulihii ay ciidamada dowlada soomaliya ay Gaareen Mudooyinkii dambe

Dhanka kale Ciidamada dowlada soomaliya ayaa Mudooyinkii dambe la Hadal haayay in ay Hay’sato Mushaar la’aan xili ay la wareegeen goobo badan ay ku sugnaayeen ciidamada al-shabaab

 

 

 

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here