Waxaa Goordhaweyd Geeriyooday Xildhibaan Bootaan Ciise Caalin oo ka tirsanaa Mudanayaasha Barlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Xildhibaankaan ayaa ku geeriyooday isbitaal ku yaala dalka hindiya.
Xildhibaan Bootaan Ciise Caalin ayaa ku jiray Isbitaal Ku yaala Dalka Hindia isagoo ku xanuusanayay halkaasi Waxaana lagu sameeyay dhawaan qaliin.
Allaha u Naxariistee Xildhibaanka ayaa Xalay galinkii dambe ku dhintay Isbitaalka ku yaala Dalka Hindia

