War Deg Deg:-Qarax Xoogan oo Goordhaweyd Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

0

Qarax xoogan oo gaari loo adeegsaday ayaa goordhaweyd waxa uu ka dhacay gudaha magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaliya.

Qaraxaan ayaa  jugtiisa inta badan laga maqlay degmooyinka Gobolka Banaadir

Warar soo baxaya ayaa ku waramaya in qaraxa uu ka dhacay Wadada aadka u mashquulka badan ee Maka Al-Mukarama.

Wixii kusoo kordha kala soco simbanews.com

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here