Qarax xoogan oo gaari loo adeegsaday ayaa goordhaweyd waxa uu ka dhacay gudaha magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaliya.
Qaraxaan ayaa jugtiisa inta badan laga maqlay degmooyinka Gobolka Banaadir
Warar soo baxaya ayaa ku waramaya in qaraxa uu ka dhacay Wadada aadka u mashquulka badan ee Maka Al-Mukarama.
Wixii kusoo kordha kala soco simbanews.com

