Maamulka Gobolka G/shabeelaha Hoose ayaa sheegay in uu soconayo Qorshe Wax loogu Qabanayo isbaarooyinka

0

Maamulka Gobolka shabeelaha Hoose ee dowlada soomaliya ayaa sheegay in ay socdaan qorshayaal lagu qaadayo isbaarooyin yaala qeybo kamid ah Gobolka Shabeelaha hoose

Afahayeenka Maamulka Gobolka shabeelaha hoose ee dowlada soomaliya maxamed xuseen Maxamed  oo wareysi siiyay Idaacada simba ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Maamulka Gobolka shabeelaha hoose uu wado qorshayaal wax loogu qabanaayo isbaarooyinka Yaala qeybo kamid ah Gobolka shabeelaha hoose

Maxamed xuseen Maxamed   Afahayeenka Maamulka Gobolka shabeelaha hoose ayaa sidoo kale sheegay in ay jiraan isbaarooyin Maamulka Gobolka uu wax badan ka Ogyahay kuwasoo lagu xaqiinaayo amaanka Gobolka shabeelaha Hoose

Gobolka shebeelaha Hoose ayaa kamid ah Goobaha inta badan ay Yaalaan isbaarooyinka sharci darada ah Maamulka Gobolkaas ayaa marar badan ku celceliyay in uu wax badan ka qaban doono isbaarooyinka

 

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here