Shahaadooyin La Gudoonsiiyay Musharixiinta Maamulka Somali-land+Dhageyso

0

Guddida Doorashooyinka Somali-land ayaa waxa ay ku dhawaaqeen islamarkaana ay shahaadooyinkii lagu aqoonsadey ay siiyeen lixda musharax ee u tartami doona doorashada madaxtooyada Somaliland ee dhawaan dhici doonta.

Lixdan Musharax ayaa kala ah Saddex Musharax madaxweyne Iyo Saddex Musharax Madaxweyne ku xigeen.

Saciid Cali Muuse oo ah afhayeenka Guddiga Doorashada madaxweynaha maamulka Somali-land ayaa warbaahinta u aqriyay sida loo gudoonsiiyay shahaadooyinka xubnaha u tartamaya Madaxtinimadda Maamulkaas.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here