Akhriso:-Go’aanka Golaha Wasiirada Daatuurka Dalka Maxuu Ka Qabaa?

0

Go’aanka golaha wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaliya  meelna ugama yaalo sharciga dalka sababahaan soo sacda dartooda waana nasiib daro iney cadeystaan iney kusaxanyihiin dhiibistii Qalbi Dhagax.

  1. Dalka weli lama ansixin sharcigii argagixsada mana jirto meel ONLF argagixso loogu aqoonsadey Dastuurkeena
  2. In qof loo dhiibo meel uu kala kulmaayo dhibaato qodobka Dastuurka 36 ayaa diidaayo
  3. Waxay kasoo horjeedaa heshiisyada caalamiga oo aan qeebta kanahay sida kan UDHR Iyo Kan Genava Convention
  4. Heshiishyada ay sheegeen horey loo galey ma ahan kuwa xalalaal ah maadaama aan Baarlamaanka oo ah sharci dejiyaasha dalka aan lasoo marsiinin

Xigasho:-Senetor Ilyaas

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here