Go’aanka golaha wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaliya meelna ugama yaalo sharciga dalka sababahaan soo sacda dartooda waana nasiib daro iney cadeystaan iney kusaxanyihiin dhiibistii Qalbi Dhagax.
- Dalka weli lama ansixin sharcigii argagixsada mana jirto meel ONLF argagixso loogu aqoonsadey Dastuurkeena
- In qof loo dhiibo meel uu kala kulmaayo dhibaato qodobka Dastuurka 36 ayaa diidaayo
- Waxay kasoo horjeedaa heshiisyada caalamiga oo aan qeebta kanahay sida kan UDHR Iyo Kan Genava Convention
- Heshiishyada ay sheegeen horey loo galey ma ahan kuwa xalalaal ah maadaama aan Baarlamaanka oo ah sharci dejiyaasha dalka aan lasoo marsiinin
Xigasho:-Senetor Ilyaas
