Haweeney Lagu Dilay Suuqa Magaaladda Marka+Sawirro

0

Maleeshiyo Beeleed dhibaatooyin ku haya Magaaladda Marka ee gobolka Shabeelaha hoose ayaa maanta magaaladaas waxaa ay ku dileen Allaha u naxariistee maamo Xaawa Maamow Cusmaan oo ka mid aheyd Ganacsatada Suuqa Marka usoo iib geyn jirtey Khudaar.

Maleeshiyaadka Hubeysan ayaa la sheegay in Hooyada Soomaliyeed ay isku dayeen in  dhac iyo kufsi u geystaan  balse muran dheer kadib ay risaas ku harqiyeen, waxaana meydkeeda goobta ka qaaday dadkii suuqa ku Ganacsanayay.

Dilka kadib waxaa goobta isaga baxsaday Maleeshiyaadkii  dilka fuliyay,waxaana goobta soo gaaray Ciidamada amaanka Magaaladda Marka ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here