Shirkii Deg Deg aha ee Golaha Wasiiradda Xukuumadda Soomaliya ayaa goor dhow soo dhamaaday, iyadoo laga soo saaray go’aano.
Shirka oo soconayay Muddo saacadaha ah ayaa ahaa mid deg deg ahaa oo saaka la isugu yeeray Golaha Wasiirada.
Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaliya ay ansixiyeen go’aanka Xukuumadda ka qaadatay arrinta C/kariin Qalbi Dhagax oo dhowaan loo gacan geliyay dowladda Itoobiya.
Golaha ayaa la sheegay inay gacan taag ugu codeeyeen go’aanka dowladda ka qaadatay kiiskaas iyo inuu jiray heshiis hore, waxaana la sheegay inay jiraan Wasiiro ka aamusay iyo kuwa diiday go’aankaas.
Wixii kusoo Kordha kala soco Simbanews.com
