War Deg Deg::-DFS oo War Kasoo Saartay Xil Ka Qaadistii Madaxweynihii Hir-shabelle

0

Dowladda Federaaka Soomaliya ayaa war kasoo saartay Mowqifkeeda ku aadan xiisadda siyaasadeed ee Dowladd Goboleedka Hir-shabelle.

Dowladda ayaa taageertay go’aankii dhawaan ay gaareen xildhibaanada Baarlamanka maamulkaas ee xilka loogu tuurey Madaxweynihii Hore ee Hir-shabeelle Cali C/laahi osoble.

Waxay ku baaqday Dowladda  in muddo 30-bari gudahooda lagu doorto madaxweynaha Cusub ee Dowladda goboleedka Hir-shabelle.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here