Mdaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaliya Mudane Shariif Xasan Shiikh aadan ayaa Goordhaweyd ku dhawaaqday Golihiisa wasiiradda Cusub kadib isku shaandheyn uu ku sameeyay.
Madaxweynaha ayaa magacaabay 24-wasiir,9wasiiru dowle, iyo 24-wasiir ku-xigeen oo laga soo kala xulay deegaanaada dowladd goboleedka koonfur Galbeed Soomaliya.
Isbadal muuqa ma uusan sameenin madaxweynaha waxaana liiska kasoo muuqday wasiiro hore oo xilalkooda lagu soo celiyay.




