Akhriso:-Madaxweynaha Koonfur Galbed oo Ku Dhawaaqay Golihiisa Wasiiradda Cusub

0

Mdaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaliya Mudane Shariif Xasan Shiikh aadan ayaa Goordhaweyd ku dhawaaqday Golihiisa wasiiradda Cusub kadib isku shaandheyn uu ku sameeyay.

Madaxweynaha ayaa magacaabay 24-wasiir,9wasiiru dowle, iyo 24-wasiir ku-xigeen oo laga soo kala xulay deegaanaada dowladd goboleedka koonfur Galbeed Soomaliya.

Isbadal muuqa ma uusan sameenin madaxweynaha waxaana liiska kasoo muuqday wasiiro hore oo xilalkooda lagu soo celiyay.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here