War Deg Deg:-Dil Goordhaweyd Ka Dhacay Muqdisho

0

Koxo Hubeysan ayaa Goordhaweyd waxa ay xaafadda Xamar Bille ee Degmada Warta-nabada ay ku dileen nin magaciisa lagu sheegay Axmed Madaxey oo kamid ahaa dadka deegaanka.

Qof kamid ah dadka deegaanka ayaa idaacadda Simba u xaqiijiyay dilka Marxuumka wuxuuna sheegay in dilkiisa ay fuliyeen rag ku hubeysnaa Bastoolado oo dhowr xabadood ku dhuftay kadibna goobta isaga baxsaday.

Dhowrkii maalin aynu soo dhaafnay waxaa mgaalada Muqdisho kusoo badanayay dilalka loo geysto dadka shacabka ah, iyadoo maanta degmada Waabari ee Gobolka Banaadir lagu dilay nin Magaciisa lagu sheegay Axmdey Garfiiq oo kamid Ergadii maamulka Hir-shabeelle,

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here