Madaxweyne Farmaajo oo Caawa Gaaray Magaalada Doxa+Sawirro

0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somalia mudane Mohamed Abdullahi Farmajo ayaa caawa si heer sare ah loogu soo dhaweeyey magaalada Doxa ee dalka Qadar kadib markii uu casuumaad rasmi ah ka helay Amiirka Dalkaasi.

Soo dhaweynta Wafdiga madaxweyne  Farmajo waxaa ka qeybgalay danjiraha Somaaliya ee qadar Ambassador Omar Idris taliyaha ciidanka nabadsugidda qaranka Abdillahi Sanbaloolshe iyo saraakiil sarwsare oo ka socotay dowladda Qadar.

Wefdiga Madaxweyne Farmajo ayaa waxaa kamid ah Wasiirrada Arrimaha Dibadda,amniga gudaha,qorsheynta iyo Gaashaandhigga Xukuumadda federaalka Soomaliya.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here