Golaha Xukuumadda Jubbaland ayaa sheegay in dawlada Federaalka Soomaaliya aysandiyaar u ahayn in la wadaago Khayraadka wadanka, atrrintaas oo Jubbaland ay ku sheegtay mid aan la aqbali karin.
Jubbaland ayaa sheegtay in loo baahan yahay in maamul kasta looga faa’iideeyo Khayraadkiisa, ayna Jubbaland xaq u leedahay inay Khayraadkeeda ka faa’iidaysato.
Hadalka Jubbaland ayaa soo baxaya xilli Wasiirka Kalluumaysiga Soomaaliya uu dhowaanmsoo jeediyay eedeyn aan sal iyo raad lahayn oo uu uga marmarsiyoonayay in Ummadda.


