Xildhibaano Kasoo Horjeystay Go’aan Kasoo Baxay Madaxweyne Gaas

0

In ka badan 59-xildhibaan oo ka Tirsan Baarlamanka Maamulka Puntland ayaa Gudbiyay Warqad Mooshin ah oo ay oga so horjeedaan Go’aankii Madaxweyne Gaas uu ku Codsanayay in La furo Baarlamanka Puntland, Laguna soo daro Beelaha Ka Maqan

Xildhibaan Diiday in La adeegsado Magaciisa Ayaa taleefan noogu  in warqadaasi ay u gudbiyeen Gudoomiyaha Baarlamanka Maamulka Puntland, ayna ka soo horjeedaan in waxkabadal lagu sameeyo Dastuurka Puntland iyo tiro lagu daro Xildhibaanada Puntland.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here