Wararka Akhriso:-Jadwalka imtixaanka QARAN ee sanadka 2016-2017 By Radio Simba - Mayıs 14, 2017 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaliya ayaa soo saartay Jadwalka imtixaanka QARAN ee sanadka 2016-2017, oo ay galayaan Ardeyda sanadkaan ka qalan jabinaysa Dugsigada Sare ee Gobolada Banaadir iyo Gobolada dalka.