Akhriso:-Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo jinsiyadaha Puntland oo Shaqo Joojin Lagu Sameeyay

0

Madaxweyne ku xigeenka dowladda ahna ku simaha untland Eng Cabdixakiin Camay ayaa soo saaray wareegto shaqada looga joojiyay Agaasimaha guud ee Hay’adda socdaalka iyo jinsiyadaha Puntland Maxamuud Faarax Ashkir.

Halkaan hoose ka akhriso qoraalka shaqada looga joojiyay iyo sababta.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here