Akhriso:-Taliyaha NISA ee Gobolka Banaadir oo La Magacaabay

0

Wareegto kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha Soomaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa waxaa lagu magacaabay Taliyaha Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka qaranka Soomaliyeed qeybta  Gobolka Banaadir.

G/Sare Saadaq loogu magacaabay jagadaas, Mr. Saadaq ayaa labadii sanoo ugu dambeysay ahaa Taliya Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka qaranka Soomaliyeed qeybta Dowladda Goboleedka Galmudug, wuxuuna ku guuleystay qabashada Howlo badan.

Waxaana la filayaa in dhawaan sarkaal kale loo  magacaabo Taliska Hay’adda NISA qeybta Galmudug, Saadaq Cumar ayaa saaxiib dhow la ah Taliyaha NISA Cabdullaahi Sanbaloolshe, waxaana horey usoo wada shaqeeyeen sanadkii 2014 kii.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here