Qarax xoogan ayaa Goordhaweyd ka dhacay Wada-da Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho .
Qaraxaan ayaa la sheegay in uu ku xirnaa gaari uu saarnaa Sarkaal katirsan Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka qaranka Soomaliyeed ee NISA oo Lagu magacaabo C/qadir Dinix.
Sarkaalka ayaa la sheegay in uu qaraxa ku dhaawacmay, xili uu gaari la marayay kasoo horjeedka Hoteel Maka Al-Mukarama

