Madaxweynaha Hir-shabeelle oo Kulan Deg Deg ah La leh Baarlamaanka Maamulkaasi+Dhageyso

0

Madaxweynaha Maamulka Hir-shabeelle Mudane Cali C/laahi Osoble ayaa maanta kulan deg deg ah isugu yeeray Xildhibaanada Baarlamanka Maamulkaas.

Xildhibaan C/qaadir Faarax Shuutaale oo Ka Mid ah Baarlamaanka Hir-shabeelle oo la hadlay idaacadda Simba ee Magaalada Muqdisho aya sheegay in kulan uu codsaday Madaxweynaha Mamaulka Hir-shabeelle Cali C/laahi Osoble, islamarkaana aysan ogeyn xiligaan qodobada loogu hadlaayo kulankaas.

“Ajendaha kulanka uu ku saabsan yahay lama ogo Madaxweynaha Hir-shabeelle ayaa dalbaday kulanka,waa markii ugu horeysay uu Madaxweynaha Hor imaanayo Xildhibaanada baaramanka Hir-shabeelle”, ayuu yiri Xildhibaan C.qaadir Faarax Shuutaale.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here